Waxaan caawa fiidkii is rasaaseen kooban ka dhacday isgoyska Sanca ee Muqdisho,waxayna u dhaxaysay Ciidamo kawada Tirsan Dowladda Soomaaliya.
Dagaalkaan ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay Qaad, waxaana Muqdisho Lagu iibiyaa khaat-ka Laga keeno Dalka itoobiya xilli Dowladda Soomaaliya aysan ogoleen qaadka Dalka Kenya Laga keeno.
Isgoyska sanco waxaa kuso batay dagalka u dhaxeyo ciidamada dowlada ee kusugan halkasi
Guddoomiyaha maxkamada Ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa hore u sheegay in ay xeriyaan taliyayaasha ay Nuur dagalamaan.