Qaar ka mid ah Shaqaalaha Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa xaqiijiyey jiritaanka Arin saameyn leh.
Waxay sheegeen Shaqaalaha inay wajaheen cadaadis u qaab eg sida askar ciidan oo kale.
Ka mid ma ahan Xeerarka Shaqadda ee Somalia in Qofka Shaqaalaha ah uu u istaago Qofka ka sareeya, sidaas darteen Amarka Shirkadan Turkish ka ah ay Shaqaalaha Soomaalida ah ku amartay inay u istaagaan marka ay Saraakiisha Turkida ah ag marayaan wuxuu u muuqdaa amar ku taaglayn.
Favori ayaa maamusho Soomaaliya garoonka diyaaradaha Muqdisho Ee sanadaha ay joogaan.