Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie QoorQoor ayaa goordhow gaaray Magaalada Gaalkacyo oo ay kusoo dhoweeyeen dadwayne iyo masuuliyiin dowlada ka tirsan.
QoorQoor ayaa ku wajahan Dugsiga Ciidamada ee Indha-qaris oo uu tababar ugu soo xiri doono Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug.