Ooyaaye Sheekh”Fanka waa fankii hore, Jaceyl aan u qabay ayaan fanka u soo galay…”
Ooyaaye sheekh Ooyaaye oo ka mid ahaa fanaaniintii hore ee hobolada Waabari dhanka Muusikada qeybta Daraamaha ama garaacista Bateriga ayaa waxaan ka wareysanay taariikh nololeedkiisa iyo waayo waayo fankii soomaaliyeed.
Wasa inom som wareysatay Ikraam Cali Kvar.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=bdw2plKdeEw]