Madaxweyne Uhuru Kenyatta, ayaa bandowgii dalka saarnaa ku kordhihay muddo 60-maalmood ah.
Bandowga ayaa bilaan doona 11-ka habeennimo illaa 4-ta subaxnimo (11pm-4am), habeen danbe ayuuna dhaqan gali doonaa.
Bandowga habeenki saarnaa Kenya ayaa bilaanayay 9-ka fiidnimo. Labo saac oo dheeraad ah ayaana lagu daray.
Kenya ayaa weli waxay ka walaacsan tahay cudurka covid 19 oo khatartiisa wata sidaa awgeedna marna marka ka dambeysa waa lasii kordhinayey meeshii la qaadi lahaa.