Bangi ku yaala dalka Nigeria Nigeria ayaa waxaa ka banaaneed boos shaqo oo ah jagadda “maamulaha bangiga”
Ragii soo codsaday waxaa ka mid ahaa nin ilaaladda bangiga ka mid ahaan,
Markii la qaaday imtixaanka waxaa shortlist ama kale Reebka ku soo baxay ninkii waardiyaha ahaan jirey .
Intuu ilaalada ka mid ahaa ayuu diyaarshay aqoonta bangiga iyo qibrada waayo aragnimo wuxuuna la yimid shahoodooyin la aqoonsan yahay.
– Maalinta jimcada waxay ahayd maalintii u danbaysay uu ka shaqeeyo amniga bangiga.
– Maalinta Isniinta ahna waxay ahayd maalinta ugu horaysay uu ka shaqo bilaabo xafiiska maamulaha bangiga.
Nuxurka sheekada ayaa ah:
Intaad meel joogtid ayaa meel ka sareesa la daydaydaa.
Nolosha intaysan ku badalin, waa inaad adigu isbadashaa.
Naftaada horumari
Dadaaalaa wuu gaaraa!!!
WD:Yusuf Shiekh