Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD” mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa Cabdi Qani Gees Cade u magacaabay wakiilka xisbiga ee Jubbaland.
Dhamaan xubnaha iyo taageereyaasha xisbiga UPD waxaa la farayaa in ay la shaqeeyaan mas’uulkan la magacaabay si uu u guto waajibaadkiisa shaqo.