Dr Maxamed Cilmi Guure oo aan qadka telefanka Ku wareysanay isagoo joogo magaalada Mogadishu, ayaa Waxaa uu nooga warbixiyey dhibaatooyinka jiro iyo horumarin la’aan beeraha ka jirta wadanka.
Dr Guure oo haatan ka shaqeya wasaarada Beeraha xarunteeda Mogadishu ayaa waxaa uu ka warbixiyey qorshaha dhow ee waraarada ay ku jirto sidii loo dhiira gelin lahaa in ay wadanka ku soo laabtaan aqoonyahanadii beeraha, ayaa wasaarada waxaa ay qorsheynaysaa in la aasaaso mashaariic badan si halkas shaqo loogu abuuro aqoonyahaniinta beeraha.
Wareysigaan oo aad u Xiiso badan Waxaa ka Daawan kartaan ama aad ka dhageysan kartaa halkan.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=jXfDE2MbC2s?feature=oembed&w=696&h=392]