Xukuumadda Somaliland ayaa amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal, sidoo kale ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay hore ay u siin jireen labadan telefishan.
Jamaal Ibrahim Maxamed
Somaliweyn Media enter
Hargeisa