Banaanbax ballaaran ayaa muddooyinkii dambe ka socday Magaalooyin katirsan Dalka Mareykanka,iyadoo gabdho soomaaliyeed kasoo muuqdeen Dibad baxa.
Gaari ayey wateen gabdhahaan iyadoo xitaa daaqadaha gaadhiga saarnaa.
Duqa Minisota ayaa sheegay in Miniyaabulis ay hadda isku badeshay Magaalada Muqdisho oo kale.