Saaxiboow, adi warkaaga guul-guul waayenooh. War-koraadkaan naga dhaaf , ee warkoo jilcanii sheeg.
Haddii, ay runi timaad ee Guriga laguugu soo dhaco, seed wax yeelee?
Laa, kaas maa dhib leh adi ma maqlinoo ”AbkeeyDoolli diloow dad nool maas u daahaa”.
Waa fahmay warkiisa oo horaan u maqlay ”Mukulaalminikeeda joogto Miciya libaax ay leedahay”. Middaas ayaa biya kama dhibcan ah, ciddii nagudiiddo iyadeey jirtaa. Minii uun mininkaaga la isuguyimaad ”Ma ogi waxa aad reebaheyso”.
Jaalle, haddana waa kaa dib ii celshay ee i leh ”Kaba-weyne” maxaas rabaana? Abaalka aas sheegaayanamaxaas ahaay?
Kaba-weyne, hadda kabaweyne maahan ee aan kuweydiiyee Adigu Kimistari ma dhigatay?
Maxaad ka waddaana kaasna?, ayuu yiri Jaalle.
Adkuhu, mar waa Adke, marna waa Hoore mugkalena waa qiiq ama uumi. Adiguna Adke Hoore isubedelay ayaad adke u aragtaa oo aad maanka noogaqaadday.
Cod Dumar, oo aan doodda hore ugu jirin ayaanhaddana maqlaa, iyadoo leh ”Wax kalaanba kumashquulsaneyn in aan fahamnee, Maxaad noogucelisay Duruusti Macallin Dhankaloow iyoCabdisamad Waasuge”?.
Waa run, in macallimiintaas iyo kuwa kaleba dhigaanmaadooyinka Cilmiga khubarana ku yihiin, wixii aydhigeense ma waxeey joogaan Nadari ”Aragti” miseCamalina waa loo bedelay?
Mise ogtihiin, in adkihii, isga oo aan is rogin Dubbelala dhacay lana kala faniinshay, kolleey, midba rabtauu ku dhacay ayuu dareeri ku noqohaa, minii kale isaga oo cadkiisa yar ah ayuu adke ku soo noqohaa. Gebereey, adigu degdegta jooji oo na koro inta aadnagala qabsato.
Haddaba Jaalloow, Xaalka ”Kaba-weyne” waa kaas, minii uu lur kugu haayo iyo minii kaleba.
Jaalle, oo markaan raba in uu dooddiisa adkeeyo ayaayiri: ”Yaa la dhacay Adkaha aad sheegeyso Dubbahamise Buruska?
La soco Q.xigta
Xuseen M.Cabdulle ”WADAAD”