Dawlad Gobolleedka HirShabelle ayaa waxay ka hadleen Qalalaasaha Puntland ku heyso Kuraasta Gobolka Banaadir laga siiyey Aqalka Sare Ee Dalka.
Xildhibaano katirsan HirShabelle oo shir jaraa’id qabtay waxay sheegeen inaysan raali ka noqon doonin arimaha taagan,ayna dhowr mar sheegeen in loo baahan yahay ka hortegida waxyaabaha dalka lagu qal qal gelinayo.
Wasiiro Katirsan HirShabelle ayaa waxay sheegeen in ay
Wasiirkii hore Ee Warfaafinta HirShabelle Mahad Xasan Cusmaan ayaa sheegay inay iyagu u arkaan Warka Puntland inay la yimaadaan wadiiqo aan bur bur aheyn.
Villa Soomaaliya ayaa lacag ku bixineysa sidii ay iskaga difaaci laheyd Dagaalka Cusub Ee Dhanka Puntland kasoo wajahaya,iyadoo ay HirShabelle Jawaabta bixisey la leeyahay Dawlada Dhexe ayaa ka dambeyso.