Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa uu kaga hadlay Wareysi uu bixiyey Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka.
Waxa uu tibaaxay in Marxalada Kala guurka Ee Waddanka ku jiro iyo sida dadka u hadal hayaan aysan aheyn mid sida loo dhigayo aheyn.
Xildhibaanka waxa uu hoosta ka xariiqay in Nidaamka Xulista Baarlamaanka ay ku imaan doonto sidii hore Walaaca la buun buuninayana ay ka dambeeyaan Siyaasiyiin Jahwareerka Shacabka Dano uga faa’iideysanaya.