Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi Ayaa waxa uu ka hadlay Qadka Taleefoonka oo ay kaga wada hadleen Mas’uul katirsan Kuwa Soomaalida.
Madaxweyne Biixi ayaa dhigiisa Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar ayuuna sheegay in dhowr arin kawada arinsadeen.
Waxaa ka mid ahaa arimaha laga hadlay sii deynta Wariye C/maalik Muuse Coldoon Oo Xukuumada Hargeysa ka mid ah islamarkaana muddo Uxiran Maamulkaasi.
“Waxaan xariir lasameeyey Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, waxaana kawada hadalnay Arimaha Amniga iyo sidii La iskaga kaashan lahaa si looga hortago caabuqa Covid19, loona adkayn lahaa xuduudaha labada dhinac si looga hortago faafida cudurka, Waxaan sidoo kale madaxwaynaha kawada hadalnay, Arinta Samafale Cabdimalik Coldoon” ayuu yiri Musfate Cagjar.
Dagaalka Soomaaliland ay kula jirto Caabuqa Corono ayaa meel sare gaaray iyadoo dhawaan ay jirtay in labo kiis ay shaaciyeen ay Hay’ada Caafimaadka Addduunka WHO ay udiin waan gelisey Soomaaliya.