Dawlada Soomaaliya waxay shaacisaa marar badan inay wacyi gelin ujeedineyso Dadka Soomaaliyeed hadana Cudurkii Covid 19 waa uu sii kordhayaa.
Wasiir Fowsiya waxay sheegtay inay ka daali doonin sidii fariimaha dadka loogu jeedin lahaa Ee Cudurka Corono ka hortegiisa.
200 Qof dad kabadan ayuu ku dhacay ilaa lixdii Cisho Ee udambeysay taas oo Jimcihii ilaa Maanta oo Arbaco aheyd Dawladu ay warbixino soo gudbineysay.
Waxaan weli muuqan Cabsi badan oo ay dadka ka qabaan jiritaanka ama ay aaminsan yihiin Cudurka,xilli maalin kasta tiro badan lasoo gudbinayo oo dadka cudurka ku dhacay ah.