Masaarida ayaa tiraa: Asgariga markii dhafoorkiisu cadaado ayaa Garbihiisu gaduudan karaan.
waxaa looga jeedaa, Waaya aragnimo iyo Aqoon ayaa loo baahan yahay, si aad ku noqoto Sarkaal sare oo Ciidanka ka tirsan.
Laakin Somalia waxaa batay Adeer iga dabageey, Garabba guduudan iiga bilaaw darajada ciidanka.
Caruurtii caalamkuna waxa ey dalbadeen in sida Somaliya oo kale loo dalacsiiyo. (F.S: 1-5).
Hore waxaa jiray Darjooyin jaranjaro ah oo la soo maro, si Garbahaagu u guduutaan. (F.S: 6-21).
Qur’aanka Al baqara lagama bilaabo, Garaadahana Garba guduudan lagama bilaabo. Haddii kale waxaa dhumayo hab raacii Ciidannimada.
Somaliya ma ku aragtay Ciyaal Garba guduudan iyo Kuwa 2ba Gu’ Ciidanka ku jiray oo Garba guduudan???.
FG: wixii ka khaldan ka sax,wixii ka dhimanna ku dar.
Qore : Yahya Amir