Ar kii Corono ahaay, Magaalo cusub ayuu ka dhinac dhistay Magaalada Mogadishu.Alla ha naga najeeyo. Aamiin.( F.S: 1aad).
Dadaal.
1. Caalamkii oo dhan Gafuurkoow duubtay, Adna Neeftaada Dadka ka ilaali, Neefta Dadkana iska ilaali.( F.S: 2aad)
2. Guriga u badnaaw, Nadaafaddana ku dadaal, Islaamka ayaaba ku faraye Nadaafada ( F.S:3aad)
3. Haddaad shakiso, Ka fogaaw Dadka dhowr talaabo, dhalinyarooy in la kala fogaado waaba dhaqankeena. ( F.S: 4, 5 & 6aad). Hab i siida gaalada ha ku sirmin, Adoo kal gacal ku haayo, Corono ha doonan. ( F.S: 7, 8, 9 &10aad).
Koronihii Magaalada waa soo karay, Alla tala saaro, Dadaalna waa lagu faray. waa iga talo.
Ummadda Alla ha ka Najeeyo, Aamiin.
Qore: Yahya Amir.