Post View....

Gud Barlamaanka oo Jordan oga qeyb galaayo shir kusaabsan arintii Trump ee …

0
75

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka Ambabaxay Gegida Diyaaradaha Aadan Cabdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho.

Wafdiga Gudoomiyaha ayaa kusii jeedda dalka Jordan.

Waxaa uu Dalka Jordan uga qeyb geli doona shirka 30-aad ee deg deg ah Midowga Baarlamaanadda Carabta kaasoo loga hadli doono heshiiskii qarniga ee uu dhowaan ansixiyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

About Author