Qaar ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Muqdisho ayaa waxay bilaabeen inay Qur’aan Akhris sameeyaan si looga nabad galo Dhibaatooyinka Magaalada Caasimada kusoo lab laabtay Oo Amni darada ugu horeyso.
Liibaan Taakoow oo ah Hindisaha In Qur’aanka Duraamida ah ka yimid ayaa waxa uu sharaxaad ka bixinayaa waxa ay Dhalinyaradaan iskugu yimaadeen.
Waa Labaatan Dhalinyaro waxay Qur’aanka Akhrintiisa kadib ku xijiyaan Saliga Nabada iyagoo kadib sameeya inay Duco dadka iyo Dalka ah,Aamintana lagu jiibiyo.
Waxay aheyd Isbuucii Labaad Oo Alle lagu baryeyo sidii Dhibta Muqdisho ka jirta Ee Qaraxyada iyo Dilalka Ah uga dul qaadi lahaa.