Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa baaq u diray dhamaan daneeyayaaasha Galmudug iyo beesha caalamka in ay kala shaqeeyaan dhamaystirka Galmudug loo dhan yahay.
Halkan ka Daawo Baaqa Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v5.0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq u diray Daneeyaasha arimaha Galmudug shaacana ka qaaday in doorashada Dib loo dhigay
Posted by Allbanaadir Online on Wednesday, January 29, 2020