Ciidamadaan oo tababar qaasa siisay Dowlada Uk ayaa waxa tababar loogu soo xiray magaalada Baydhabo ee Gobolka bay iyagoona la sheegay In ay ka mid noqonayaan Qorshaha Al-shabaab looga saarayo dalka
Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidamada dowladda ayaa sheegay in ciidamaaan ay qaateen tabar casriyah isla markaana ay Nasiib u yeesheen in ay ku qaataan waqti gaaban oo sided Usbuuc ah Tababar kaan Casriga ah
Waxaan uu sheegay In ay umahadcelinayaan Dowladda Uk oo Tababarkan suur tagalisay
Waxaana uu sheegay in ciidamadaan loo diyaariyay in Cadowgooda ay ka hortaan kuwaas oo falalka Amniga darada ah ka wada Dalka
Ciidamada Xooga dalka oo Garabsanaya Amisom OO Nabad ilaalinta ujooga Somaliya iyo Kuwa mareeykanka Ayaa dagaal Xoogan kula jira AL-shabaab ,Waxaana Dagaalo Dhulka iyo cirka ahba uu ku dhexmara koonfurta iyo bartamaha soomaaliaya