Ar maanta Baadiyaa iga maqan.Qoraalaa qabyo iga ah. In kasta oo aanan ku takhasusin Taariikhda, haddana Cilmi baaris aan sameeynayay ayaa iga Dhiiqatay. Haddaan Far iyo Fool isku geeyayna, intaan soo ururiyay, wax aan ku sii daro ayaan la’ahay.
Qofkii wax iigu daro 4 Faataxo ayaan u aqrinaa Ducana waa ugu daraa.
ii soo Qor wixii aad ka taqaan Taariikhda Sh.Maxamed Haaruun ( scech Mohamed Haron – F.S: 1aad) Sheikha oo ahaa Hogaamiye Somaaliyeed oo Cadaalad & Horumar Dadkiisa la jeclaa, waqtina u huray. waxa aan rabaa aan dhameeystiro Qoraalkaa qabyada iga ah ee aan ku daalay baadi goobkiisa.
waxa uu u dhashay Beelweynta Eelaay oo ka mid ah Beelaha Raxanweyn.
Mahadsanid.
Qore:Yahya Amir