Post View....

Xuska Sanadguurada 59aad ee Maalinta Xoriyada Soomaaliyeed Oo lagu qabtay Zwoole dalka Holland

0
131

Xuska Sanadguurada 59aad ee Maalinta Xoriyada Soomaaliyeed Iyo israaca gobalada waqooyi iyo kon fur ayaa waxaa lugu qabtay dalka hollan ee magaalada Zwoole, munasibadasi ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad weyno aad ubadan oo kalayimid magalada Zwoolla iyo nawaxigeyda.  sidoo kalle waxaa kasoo qeybgalay  rag masuliyiin ah kana,mid ahaayen ciidankii xooga dalka soomaliya,sida cidanka difaca  xuduudaha ee malitariga, iyo qeybta boliska oo ayaduna lugu bartay sugida am niga , iyo ardayda  wax kabartaan  jamacadaha  magaalada Zwolle, iyo caruur marka ku dhasheyn dalka nedalaan   Lana daren  sinayay qiimaha wadaniyada ay leydahay.

Munasibadasi xuska  sangurada 59 ee Kowda Luuliyo lugu xusayay ayaa goobtaasi marka ay aheed  12:00 saqda dhaxe   ee xiliga qaarada yurub  waxaa  sara luugu istaagay  calanka  buluuga  ee quruxda badan ee xidigta shanta geys leh dhaxda ka asteysan inta aan lagarin calan sarka  ayaa halkaasi waxaa laga soo jeydiyay, qubadooyin qira wadaniyadnima ay  ku jirta.

Waxaa ka soo jediyay gudoomiyaha jaaliyada soomaalida Zwoolla Cabdulqaadir cali nune waxaa una  uu kawaramay marxaladii  iyo herarkii uu soomaray calanka xidigta dhaxda kaga asteysan  curishadisa, In uu  ku man si sahlan,ee  rag iyo dumar ay  naftooda   Uhureeyn   dhiig badan  loo soo dadiyay ,  sidoo kale waxaa kahadlay  kor neel katirsanaa ciidan ka xooga dalka soomaaliyed, korneel Cabdullahi Ciisa kana mid ahaa cidankii wax ku soobartay dalka talyaaniga ee kulyadii ciidamada, madonna, kana mid ahaa saraskishi cidanka milatariga soomaliya asgana ka hadlay wax ay tahay qaranimada, waxaa kaloo uu sheegay  korneel cabdulahi  in uu  wili  utagan yahahay difaca qaranaimada  soomaliya  inta  ay nafata ku jirta  taka Kamid ah dhulka soomaliya ah  uusan cadow  ugolanadoonin oo wata damac  dhul boob uusan ugalan doonin  cida soomaliya  waxaa kaloo ushegay  in   ay wali ay nool yihii  ragii soo ma jeeystiyahsha ahaayeen  waxna ko og qimaha ay leydahay  waniyada.
Ugudambentii ayaa kornoolka waxaa waxaa ku soo gabagabeyay  ras caseer min looya cade  soomalida kunool in uu rabi quluubtooda isku soo dugo  kana saara quluubtooda danaha gumeytayasha  iyo damacooda guracan  ay ku doonayaan  dhulweynaha soomaliya ay ku boobaan.
W/Q/ Bashiir jiidaal Baroow 

About Author