Post View....

Xisbiga Sinaanta Midnimada Nabadda oo loomagacaabay Xoghaye guud

0
138

Gudoomiyaha Xisbiga Sinnaanta Midnimada Nabadda C/maalik Xasan ayaa Warqad Kasoo Baxdey Waxaa Lagu Magacaabey Xoghayaha Guud ee Xisbiga Sinnaanta Midnimada Nabadda oo Loo Magacaabey Aadan Maxamed Arbaw Kaas oo Hore Xilkaas Si Kumeelgaar ah Usii Hayey Hadase Magacaabistani ay Rasmi Ka Dhigeyso Xilka Xoghayaha Guud ee Xisbiga SMN.

Warqadda Magacaabista oo Ku Socotey Golaha/dhexe ee Xisbiga Gudiga Fulinta,Lana Ogeysiiyey Xafiisyada iyo Hay’adaha Xisbiga ee Wada Shaqeyntu Ka Dhaxeyn Doonto iyo Mudanaha La Magacaabey Xoghaye Aadan Maxamed Arbow Ayaa u Qorneyd Sidatan:-

About Author