Post View....

Reer Buuhoodle ”Anaga Dowlada Federaalka ayaan ka tirsanahay ee hana sheegay Muusow…”

0
112

Reer Buuhoodle “Muse iyo taliskiisoow hana sheegan ama West Africa u dhoofa ama meel kale tagoo idinma ogolin, nama maamushaan, Somaliya iyo dawlada Federalka ah ayaan ka tirsan nahay”.

Dadweeynaha Buuhoodle oo taageeray go’aankii dawlada Soomaaliyeed xidhiidhka ugu jartay dalka Guinea (Gini), sheegaynay ineey Soomali ka mid yihiin.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=PxVelo-7E2k?feature=oembed&w=696&h=392]

About Author