Post View....

Quruxda Xeebta Liido iyo Dhismayaasha ku Xeeran!

0
149

Qurux, dhal-dhaal & bilicsami ayaa looga harey, waa Xeeb aad u shidan oo aan innaba caadi aheyn, farxad ayaa dareemaysaa marka aad booqato Xeebtaasi iyo dhismayaasha ku teedsan, muuqaalo cajaa’ib badan oo ku soo jiidanayo ayaa ishaada buuxinayo, habeenkii & maalintii kalama dhacdo, xilli kasta waa Nuuraysaa.

Xaqiiqdii Xeebta Liido waa meesha ugu soo jiidashada badan magaalada Muqdisho, shalay maanta ma aha, Liido haddii ay shalay burburtay maanta dib ayay u soo hanatay kaalinteedii hore & mid ka sii sarreysa.

100% Xeebta Liido wey ka horeysaa magaalada inteeda kale, nasiib waxaa leh ruuxii halkaasi ku soo Shaaha ama waqti ku soo qaata, taariikhda ayaa xusi doonto muwadiniinta maal-galisay dhismayaasha ku xeeran Xeebtaasi.

About Author