Post View....

Khayre oo Kulan Albaabada u Xiran yahay la leh Ahlu Sunna ka Dib markii laga Celiyey diyaarad…

0
118

Khayre oo Kulan Albaabada u Xiran yahay la leh Ahlu Sunna ka Dib markii laga Celiyey diyaarad…

Raiisul wasaare Kheyre iyo Hogaamiyaha Ahlusunna ayaa Wadahadal Meel wanaagsan Maraya ka Leh Arimaha Taagan ee ku Saabsan Imaatinka Ciidamo Booliska Soomaaliyeed ka Tirsan, Saad iyo Agab Ciidan oo Diyaarada Sidey Saakay Laga Baajiyey Garoonka Diyaarada Ee Dhuusamareeb qorshuhuna ahaa in diyaaradaasi Horey u Qaado Raiisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho u Safri Lahaa!.

Ciidamo ka amar qaata Macalin Maxamuud ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Ciidankan ayaa diiday inay kasoo dagaan diyaarado ka imaan rabay Muqdisho

Wararka ayaa sheegaya in garoonka ay kasoo dagi rabaa ciidamo uu dalbaday R/wasaare Khayre

Maalmahan ayaa waxaa jiray qilaaf hoose kaasi oo u dhaxeeya Macalin Maxamuud iyo R/wasaare Khayre.

Xigasho Cabdulaahi Warsame Rooble

About Author