Post View....

Halkan si toos ah (Live) 16:00-18:00 (Sweden) uga dhegaysta Idaacada Maanta ee Somaliweyn Radio Gothenburg Sweden

0
121

Halkan Ka Dhageyso  

Halkan waxaad si toos ah (Live) uga dhageysan kartaa Idaacada Somaliweyn Radio oo aan soo galno maalin kasto oo Sabti ah saacada 16.00 -18.00 ee Sweden ama saacada Somalia 05.00-07.00 fiidnimo waxaana uu ka soo galaayaa mowjada FM 88.0 ee magaalada Gothenburg Sweden.

Waxaad si toos ah uga dhageysan kartaan barta internetka aanu ku leenahay somaliweyn.com.

Halkan Ka Dhageyso  

About Author