Post View....

Duulimaadka Qatar Airways oo maanta si toos u bilowday

0
136

Qatar Airways ayaa Maanta lagu soo dhaweyay Muqdisho Waxayna toos u bilabaysaa Dulimaad Caalami ah.

Boqolaalo shacabka Muqdisho oo aad iyo aad ugu faraxsan horumarka uu wadanka sii gaaraaya ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweyey Markii ugu horeysay diyaarad duulimaadka caalamka in ay Ku soo biirto

Dalku horey ayu u socda maqaamki dowladnimo wax yar aya dhiman hala garab istaago si lo gaaro waxa dhiman.

About Author