Post View....

Daawo sababtii loo xiray Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil

0
152

Ciidamo ka tirsan madaxtooyada Puntland ayaa Xabsiga dhigay Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil oo ahaa Afhayeenka Nabadoonada Puntland.

Nabadoonka ayaa maalintii shalay shir jaraa’id uu qabtay kaga hadlay soo dhawayntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ee Gobalka Mudug, Ciyaarta Yogada iyo arimo kale.

Macada wali sababta ka dambeysa xariga Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ee dabadhilifka ah muxuu u xiray Nabaddoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil?

Posted by Abdirizak mohamed on Sunday, July 14, 2019

About Author