Post View....

Daawo: Diyaaradii siday dhaawacii Eng Yariisow oo mar dhow la degi doonto Doha, Qatar

0
144

Waxaa maanta dalka Qatar loo qaaday dhaawacii gudoomiyaha Gobolka Babaadir Eng Yariisow, waxaana la filaayaa inuu dhawaan ay soo caga dhigato magaalada Doha ee dalka Qatar.

Sida wararka nagu soo gaarayaan waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Mogadishu timid diyaarad qaas ah oo daabushay dhaawacyadii soo gaaray mas’uuliyiintii Ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir.

Waxii warar nagu soo kordho hadal ayaan idinkala socosiin doonaa.

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

Goordhow diyaaraddi siddey dhaawaca guddoomiye Yariisow iyo howlwadeennadii kale ee gobolka waxay caga-dhigan doonta Doha Qatar.

Posted by Wasaaradda Amniga Soomaaliya on Thursday, July 25, 2019

About Author