Guddoomiyihii degmada Wanlaweyn Maxamed Siidow C/raxmaan ayaa dib loogu fasaxay shaqadiisa, kaddib markii 12-kii bishii April 2020 shaqo joojin lagu sameeyay.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha, dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Koofur Galbeed ayaa shaqada Guddoomiyaha Wanlaweyn dib loogu fasaxay.
Guddoomiyaha Wanlaweyn ayaa shaqo joojin lagu sameeyay kaddib markii dagaal beeleedyo ay ka dhaceen degmada Wanlaweyn iyo deegaano hoos-taga.
Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-