Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Turkiga ka dalbatay Warshad sameysa Oxygen-ta, waxaana sidoo kale Dowladdu ay fasaxday Goobaha waxbarashada sido iskuulaadka iyo jaamacadaha dalka Caabuqa Covid19 dartiis muddo labo todobaad ah.
War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu faray Wasaaradaha warfaafinta iyo Awqaafta arrimaha diinta in ay sameeyaan wacyigalin guud oo la xariirta Covid19, sidoo kale Maamulka Gobolka Banaaadir ayaa la faray in uu dhankisa sameeyo wacyihalin guud.