Post View....

Wadooyinka Muqdisho oo sakaay intooda badan xir xiran.

0
118

Ciidanka Ammaanka ayaa diiday in Wadooyinka ay maraan wax gaadiid ah, waxaana wadooyinka lagu xiray Ciidamo iyo Gaadiidka Dagaalka.


Meelo ka mid ah degmooyinka Muqdisho Saakay waxaa ka taagan xanibnaan iyadoo ay tahay maalin Sabti ah oo inta badan Shacabka ay leeyihiin Shaqooyin.

Ciidamada Amaanka oo wata Gaadiid Dagaal ayaa jooga Wadooyinka Caasimadda.

Lama oga ujeedka loo xiray Wadooyinka Magaalada ,iyadoo Saakay lagu waa bariistay Xirnaanshaha Wadooyinka.

About Author