Post View....

Video Sir Ah Oo Laga Helay Madaafiicdii Maanta Xalane Lagu Garaacay

0
138

Al Shabaab ayaa waxay maanta duhurnimadii Dhowr Madfac ku tuureen Xerada Xalane oo ay deggan yihiin Ciidamada AMISOM islamarkaana ay ku shaqeeyaan Inta badan Xafiisyada Safaaradaha Reer Galbeedka.

Khasaaro Nafeed lama soo tebin,hayeeshee Muuqaal si qarsoodi ah lagu duubay oo Askarta Ugandha qaarkood mobilkooda ku qaadeen ayaa la helay.

Askariga hadlaya ayaa sheegay in aysan Amni heysan oo meeshii ay degganaayeen Hoobiyeyaasha ugu soo daateen,Bur bur Hantiyeed oo Qalab xafiiseed,Alaab jiif iyo Gawaari ku jiraan ayaa Madaafiicda ay bur buriyeen sida aad arki kartaan Qeybta Hoose.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=sZR-w5BvfWg]

About Author