Post View....

Sawirro:Farmaajo iyo Kheyre”Sheekh Shariif”Xasan Sheekh oo si kadis ah isugu arkay garoonka Muqdisho

0
108

Musharixiinta mucaaradka iyo madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta si kadis ah isugu arkay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Madaxda ugu sareyso dowlada iyo musharixiinta oo ugu horeyaan madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa si kadis ah isugu arkay janaasada lagu dukanaaye Allaha u naxariiste madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.

Musharixiinta iyo Farmaajo ayaa si siman garbaha isugu qabtay ayadoo u muuqatay in Farmaajo jecleysaneyn la kulanka mucaaradka sida weyn isugu hayaan kursiga.

About Author