Post View....

Maxkamadda ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya.

0
114

Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya moranka galisay.

1- Wareega Koowaad

Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)
Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)

2- Wareega Labaad.

Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)

Magaalada Hogue waxaa ku sugan Masuuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Raiisul wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

About Author