Post View....

Maamulka Puntland oo cafis u fidiyay Wariye Kilwa

0
141

Garoowe:-Wariye Kilwe Aadan Faarax ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay ka dib cafis uu u fidiyay Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.

Ciidanka ammaanka Puntland ayaa Wariye Kilwe xabsiga dhigay 28-kii December Sanadkii 2020, iyadoo ay sii deyntiisuna kaalin ka qaateen suxufiyiinta ka howl-gala degaannada Puntland.

About Author