Wax ma tare Hogaamiye ah waa ku badan yahay Dunida. Mr. Tomas chamorro, Buugiisa la yiraa: ( Why do so many incompetent Men become leaders? and how to fix it). oo ah ” waa maxaay Sababta wax ma tarayaal badani ey u noqdaan Hogaamiyayaal? Iyo Sidee lagu sixi karaa”
Buugaa, waxaa ugu muhimsan Laba Su’aalood:
1. Maxey ugu fududahay in wax ma tarayaasho ey Hogaamiyaal noqdaan ?.
2. Maxey ugu Adagtahay in Wax tarayaashu ey Hogaamiyaal noqdaan?.
Annigu waxaan ku qancay Chapter-ka ugu dambeeyo Buuga, in kasta oo ey wakhtigi iga qaadatay in aan fahmo arragtiyada kala duwan ee Dad badan uu ka soo ururiyay.
Adigu inta aadan Buugan Akhrin Ra’yigaaga ka dhiibo, Labada su’aal ee hore Adiga oo Somaliya ku dabakhayo Sababta.
Qore: Yahya Amir