Wasiirka Waxbarashada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya , Maxamad Faatax Maxamed ayaa shaaca ka qaaday Natiijada Imtixaanadka Fasalka 8aad Ee sanadkii tegay.
Wasiirka ayaa sheegay in imtixaanadkii fasalka 8aad ay u fadhiisteen 40 kun oo arday oo ku dhawaad 13kun oo kamid ah ay yihiin gabdho.
waxaa imtixaankaasi ka gudubtay in kabadan 39kun oo arday .