Si kasta ay ahaataba, armuu keligiis gudaha iskaqarxiyay oo uu dubbuha yahay mid gudaha ah oo aandibadda lagala dhicin.
Haddana Jaalle, kuye ”abaalka aas kugu sheegtay, shimmee gudee? Haddiiba abaal la sheegtay, isuguwaa lee in la gudaa.”
Waxa uu ka hadlaa Jaalle, abaal isga is barabaxshay. Isbarabixinta waxa ay tahay minaad rabto in aad si fiican u fahamto Kimistariga dib ugu noqo, si aad u garato sida curiyayaashu isu barabixiyaan.
Waryaada, innagu miyaynaan dooddu wax kulaheyn? Waxaa sidaa yiri Widaay kale oo cusub(Galool) aan hore codkiisa loo maqal, ase u eg mid hal ili u furantahay. Hasha ili waxeey wax badandhaanta indha la’aanta.
Dooddu, ma iyadaaba cid ka oodanba, aayaddaadaqaado ha lagu maqlee.
Jaallaase ka hor maray oo kula kaftamay: Ogoowse, miniid aayad khalidin wa shams ayaa ku sugaayo.
Widaaygii cusbaa (Galool), ayaa yiri ”Waxaan rabaain aad dib iigu celisaan, iina sharaxdaan Cub iyoCir”?
Waxaan iri: Jaalle haye, la wareeg arrinka Cub iyoCir.
Jaallese, waxa uu yiri : Macallin middaas waaweynkawaaye, ani ha i gelin baxarkaas, adii lee waaye miniika yuumban kartid.
Jaalle iyo Widaayoow iyo inta kale ee na-la socotaba Qisada ”Cub iyo Cir”, waa qiso tagtay oo aan sooaqrinnay soddon iyo kow daqiiqo horteed. Idinku mamaqasheen ”Saan Hiiro Gadaal looma raaco”, Xaalkuwaa saas ee Subaca meeshii aad ka gaarto kala qabso.
La soco Q.7aad
Xuseen M.Cabdulle ”WADAAD”