“Waxaan Ka digayaa hadalkii Qadafka ahaa ee wasiirka warfaafinta ka soo yeeray ee shacabka muqdisho ee xaqooda usoo baxaaya inay Muujiyaan Dareenkooda si Dastuuri ah” ayuu yiri Imaam Maxamed Yuusuf.
“Waxaan u sheegaa nin Midnimada Soomaaliya aan aaminsaneen oo u soo shaqa tagay Muqdisho in shacabka muqdisho Iyo Madaxda udhalatay uu Maalin Walba Ugafo Aflagaado ugeysto ma aqbalayno” ayuu yiri Imaam Maxamed Yuusoo Qoraal soo dhigay Bartiisa Internetka.
“Waxaan Ugu Baaqayaa Madaxda sare ee dalka inay arintaas ka jawaaban Hadii aysan ka jawaabin Waxaan u qaadanaynaa inay iyagu Fariintaas u soo dhiibeen Cadaaladana Gacmahayna ayaan Ku Fushanaynaa, ayuu ku soo gabagabeeyay Qoraalkiisa Imaamka Beesha Mudulood.
Wabilaaahi Towfiiq