Warbaahinta Badweyn ayaa ogaatay in ciidamo badan caawa la dhigay Koontaroolada laga ilaaliyo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Faah Faahino badan in la helo wey adag tahay ciidankaan waxay Dawlada ugeysay halkaasi.
Si loo xaqiijiyo Amniga Guud Ee Dalka iyo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayey Ciidanka koontarooladaasi ujoogaan.
Madaxweyne Farmaajo Oo xilli Xafiiska shaqo ka dhamaaday ayaa Amar ku bixiyey in laga hortego wax kasta Oo amniga qal qal lagu gelinayo.
Askarta lagu xoojiyo Goobaha laga ilaaliyo Madaxtooyada ayaa waxay ahaayeen meliteri kuwaas Oo feejignaan ku jiraan.