Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareysigani waxaa lagu weydiiyay su’aalo cajiib ah, oo ku saabsan noloshiisa gaarka ah.
Muuse, oo 72 sano jir ah ayaa jawaabaha uu bixinayo waxaa ka dheehan kartaa jidka dheer oo uu u soo maray kursiga uu maanta ku fadhiyo, dulqaadka ay u baahan tahay nolosha iyo farqiga u dhaxeeya qofka marka uu dhallinyarada yahay iyo marka uu sii cuslaado ama waayeeloobo.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ldlW-_cG7x8]