Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa goor dhow la hadlay warbaahinta Soomaalida asagoo ka hadlay dibadbaxa lagu wado in oo kadhaco magaalada Muqdisho.
Cumar Finish ayaa caawa ku hadlay luuqad aan hore looga baran waxaana oo mucaaradka shacabka oga digay in iska indha tiraan qatarta kataagan magaalada Muqdisho ee kusaabsan caabuqa karoonaha.