Sheekh Yuusuf Muuse Macalin Axmed, ayaa ALLAHA u Naxariistee ku Geeriyooday Xaafadda Paarl oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika.
Marxuumka oo da’da Lixdameeyada ku jiray, ayaa beryihii lasoo dhaafay aad u xanuunsanaa, waxaana ugu dambeyn uu ku dhintay Isbitaalka weyn ee Paarl, sida ay ii xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladiisa oo ii sheegay in isla galabta ay aasi doonaan.
ILAAHAY AYAA NA LEH XAGIISA AYAANA U LAABANAYNAA ALLAH Ya Raxmah