Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna waxaa isbitaalka Martiinimaanta ku geeriyootay Fanaanadii caanka ka aheed ee hobolada Waaberi Faadumo Cali Nkruuma oo kasoo mid noqotay Hoboladii Qaranka ee National Tiyaatarka, fanaanada ayaa u geeriyootay cudurka safmareenka ee viruska ama caabuqa covid-19.