Warar hoose oo aan ka helnay xarunta madaxtooyada dalka Soomaaliya ayaa shegaayo in madaxweyne Farmaajo maanta oo ka baaqday xaflad kadhici rabtay xarunta tiyaatarka qaranka oo ka baaqday.
Xafladaas ayaa loogu dabaal dagaaye sanad guuradii kasoo wareegatay xiligii lafuray jaamacada umadda Soomaaliyeed oo maanta kadhici rabtay xarunta tiyaatarka qaranka Soomaaliyeed.
Wadooyinka soo galo tiyaatarka qaranka iyo kuwa dhex mara degmada xamarweyne ayaa la xiray si madaxweynaha oga qeyb galo xafladaas balse shacab aad u careysan ayaa halkaas kadhigay dibad-bax xoogan ayagoo xoog kujiiray ciidamada.
Shacabka oo saake cagtooda malaaye ayaa aad oga carowday falka kudhaqaaqeyn ciidamada kasoo lagu xiraaye wadooyinka muhiimka ah.
Shacabka oo aad u careysan ayaa sheegay in Farmaajo oo yahay shaqsi aan kanaxeyn shacabka masaakiinta ah ee kudhaqanka gobolka banaadir waxaana ee sheegeyn in mar waliba laga xiro wadooyinka magaalada Muqdisho.
Isku soo wada duub shacabka kunool gobolka banaadir ayaa mudooyinka qadaaye talaabooyin u muuqdo in kabadatay dhibaatada lagu haayo ee kusaabtan wadooyinka xiran.