Waxa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega UEFA Europa League kaas oo ay isugu soo hadheen 32 kooxood oo kala duwan kuwaas oo ku tartami doona koobka iyo wareegyada hadhay.
Lugta 1-aad ee wareega 32-ka ayaa la ciyaari doonaa 18 iyo 25 bisha February ee sanadka 2021 halka lugta 2-aad la ciyaari doono 11 iyo 18 bisha March.
Kooxaha Premier League ee Man United iyo Arsenal ayaa durba ku aaday kooxo adag iyada oo laga yaabo in isla wareega 32-ka looga reebo tartanka xilli ciyaareedkan.
Halkan hoose kaga bogo Isku aadka oo dhamaystiran:
Wolfsberg (AUT) vs Tottenham (ENG)
Dynamo Kyiv (UKR)* vs Club Brugge (BEL*)
Real Sociedad (ESP) vs Manchester United (ENG*)
Benfica (POR) vs Arsenal (ENG)
Crvena zvezda (SRB) vs AC Milan (ITA)
Antwerp (BEL) vs Rangers (SCO)
Slavia Praha (CZE) vs Leicester (ENG)
Salzburg (AUT)* vs Villarreal (ESP)
Braga (POR) vs Roma (ITA)
Krasnodar (RUS)* vs Dinamo Zagreb (CRO)
Young Boys (SUI) vs Leverkusen (GER)
Molde (NOR) vs Hoffenheim (GER)
Granada (ESP) vs Napoli (ITA)
Maccabi Tel-Aviv (ISR) vs Shakhtar Donetsk (UKR*)
LOSC Lille (FRA) vs Ajax (NED*)
Olympiacos (GRE)* vs PSV Eindhoven (NED)