Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay adkeynta iyo dar-dargalinta amniga Dekadda Muqdisho.
Waxa shirkaan ahaa mid muhiim loo arkayey iyadoo Dhaqaalaha dalka mid ka mid ah ilaheeda lagu sheegay Dekada Muqdisho.
Maalmo gudaheed waa markii labaad uu Ra’iisal wasaare Rooble kormeero dekada Xamar Shaki badan ayaana ka dhashay qorshaha.